Qeexid

"(-lal, m.l) Dameer yar oo lab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qayl oo kali ah:
  • Qaylo dhaantaan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dhawaan uu Gobolkaa booqday isku duwaha u qaabilsan UN-ka gargaarka aadamnimo ee Somalia William Perten; isagoo kulan kala yeeshay arrimahaas Madaxda Gobolkaas.
  • Hay'adaha samafalka ayaa ayaamahamba iyagu waxa ay ka qaylinayeen in la soo celiyo duulimaadyadooda, waxaynsa sheegeen in uu dhaawac ku yimid howlihii gargaarka ahaa ee laga waday Soomaliya.