Qeexid
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay noqosho.
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax midabkiis, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel; doorsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Isbeddel ku yimaad midab, ur iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qayirnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qayiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Dhar beddelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xayirmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la xayiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qayir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Rati wax la qabbiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof jaad cunay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qayiran1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Arrin iwm wax go'aan laga gaaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-ilay, -ishay; -yli) Qaad cunid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qay2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dad ay ka dhexeyso qawaaniin iyo maamul siyaasadeed oo leh seere ama xad adduunyadu aqoonsan tahay iyo calan u gaar ah.
Qeexid Xigta: Usha balka galleyda ama meseggada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cunidda qaadka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof la qahray ahaansho. ld qaxran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]