Qeexid

"Cunidda qaadka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qayil oo kali ah:
  • Rag ay asxaab ahaan jireen qurbahana uga soo horreeyey ayaa kula taliyey in uu qayilaad isku maaweeliyo, markuu uga xogwarramay dhibaatada haysata.
  • Ka dib markuu qayilay dabadeedna ay wax u khaakhaayireen, intii shaxaadaysay, horsocda isagii oo inooga warama waa kan waxaanu ku bilaabay sidan.