Qeexid

ld qaybiye.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybshe oo kali ah:
  • Garaad Qaybshe waxaa uu tilmaamay inay dhallintaasi aanay arag waligood Dawlad,waliba aan garanayan Maqaamka Dawladnimo waxay gasho iyo waxay guddo,una haysta inuu ku nool yahay nolosha tii ugu fiicnayd.
  • Ali sheegay in labo loo kala qaybshey oo qaybi ay ku harayso Garowe si ay bukaanka badan ee degmooyinka iyo Gobalada kale uga yimid u caawiyaan halka inta kalena tagayaan.