Qeexid

Wax qaybtooda ugu badan ama ugu muhiimsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qayblibaax oo kali ah:
  • Waxa muuqata inay qayblibaax ka qaadan karaan shirkadaha waddaniga ahi, taasi waxay suurtogelin kartaa inaynu kaga maarano caawimooyin aynu dibedda ka sugno,” sidaa waxa yidhi Agaasimaha cusbitaalka Dr.