Qeexid

"eeg qaybi. ld qaybin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybis oo kali ah:
  • Beeraleyda lacagaha loo qaybishay oo tiradoodu kor u dhafayso 50-meeyo ayaa qofkiiba la siiyay 100-dollar, taasoo farxad weyn gelisay, waana markii ugu horreysay oo lacago ay ka qaybiso gobolkaas hay'adda Concern.
  • Wasiirka Amaanka ayaa hadalka Dhaqane ku tilmaamay mid lala yaabo, isla markaana wuxuu ku eedeeyay inuu ahaa tan iyo markii ay Asmara joogeen nin ku dadaali jiray inuu kala qaybiso Isbahaysiga.