Qeexid

"Wax dhawr qaybood ka dhigid."

Qeexid Xigta

Ku q.: hawl, arrin iwm cid kale ku aaddin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybi oo kali ah:
  • Deeqda ururkan oo isugu jirtay buugaag iyo qalimaan iyo tamaashiir ayaa loo qaybiyey dugsiyadaasi.
  • "Waxaan uga digaynaa hay'adahan inay gargaarka siiyaan Al-shabaab, waa inay u qaybiyaan dadka ku nool deegaanada ay DF ka taliso ee kasoo barakacay degmooyinka kale ee Muqdisho" ayuu yiri Hilowle oo saxaafada Muqdisho kula hadlay.