Qeexid

"eeg qaybgeli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybgelin oo kali ah:
  • Cadow tallaabadaa u qaaday waxaa lagu macneeyay, si aanay shirka uga soo qaybgelin ragga uu uga baqdin qabay inay kaga guulaysan karaan u tartanka jagada uu muddada dheer afduubka ku haystay.
  • Ma'suulkan wuxuu sheegay in haddii Xisbiga Kulmiye uu diido xiliga doorashooyinka loo qabtay, isla markaana go'aansado inaanu ka qaybgelin doraashooyinka, ay xisbiyada kale ee Somaliland si nabadgalyo ah ku tartami doonaan.