Qeexid

(-layaal, m.l/dh) Ka q.: qof hawl ama tartan la qabanayo ka qayb qaadanayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybgale oo kali ah:
  • Guddoomiye cusub oo loo doortay xidhiidhka Kubadda cagta Somaliland Hargeysa (Jam)- Kulan lagu dooranayey Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland oo ay ka qaybgaleen Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaa..
  • "Ciidamadeenu waxay maanta ka qaybgaleen dagaalada ka socda Muqdisho ee u dhexeeya mucaaradka iyo DF, waayo Islaamiyiintu waxay kusoo talaabeen diilinta cas oo aan horay uga dignay in laga soo gudbo" ayuu yiri Maj.