Qeexid

"Ka q.: ka qayb qaadashada hawl la qabanayo. ld qaybgelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybgal oo kali ah:
  • Shirar gaar-gaar ah oo lagu xalinayo khilaafaadyadan ayaa siyaabo kala duwan ugu socday DF, ARS iyo bulshada rayidka, waxaana shirarkaas ka qaybgalaya xubno ka socda UN-ka iyo xukuumada Jabuuti.
  • Rodriguez, oo ka mid ahaa xulkii waddanka Uruguay uga qaybgalay koobka adduunka, waxaa lagu wadaa inuu koxdiisa cusub u safto marka ay la ciyaarayso Hertha Belin, oo ku beegan 25 August.