Qeexid

"Q. ah: wax aan qarsoonayn oo si wanaagsan loogu wada jeedo."

Qeexid Kale

Laf hilibkii laga guray.

Qeexid Xigta

Wax sida badar, geed iwm oo diirka laga qaaday.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qayax oo kali ah:
  • Waa digtaatooriyad qayaxan oo aan meelna loogu soo gabban.
  • Waxa halkan ku qayaxani waa inta la og yahay, in ay halkii loogu talagalay ay ku baxaan iyo in kalena cidi kama war hayso.