Qeexid

"Qaxwe cabbid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaxwee oo kali ah:
  • Wariyaashaan ayaa nolol aad u xun ku nool, waxaana inta badan lagu arkaa goobaha lagu qaxweeyo iyagoo fadhiya iyo masaajidyada waa weyn ee magaalada Hargeysa.
  • Fannaanka la dilay oo lagu magacaabi jiray Aadan Xasan Salaad ayaa waxaa lagu toogtaye goob laga qaxweeyo oo ku taalla xaafadda Afasiyooni ee Degmada Waaberi.