Qeexid
/dh Dad dalkoodii nabadgelyo la'aan, abaar iwm awgeed uga cararay.
/dh Dad dalkoodii nabadgelyo la'aan, abaar iwm awgeed uga cararay.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Neef irmaan oo caano yareeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo.
Qeexid Xigta: ld qarqarrootiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Socod dheeldheelli ah socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; qaxi/qixi) Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld qixi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]