Qeexid
ld qaxaanqax1, qaxaanqixid.
ld qaxaanqax1, qaxaanqixid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld qaxaanqax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xayt, -xday; -qixi) Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xmay, -xantay; -xmi) Dhuxul, wax shidmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin.
Qeexid Xigta: ld qaxmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; qaxi/qixi) Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qaxaanqixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld qahar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld qahar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -qixi) Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Nin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: ld qaxaabad.
Qeexid Xigta: Godad bahala galeen ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld manqaxi. Qosol badan iyo cayaar.
Qeexid Xigta: ld manqixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xmay, -xantay
Qeexid: Geed wax diirkii ka qaadmay noqosho.
Qeexid Xigta: Laf wax hilibkii ka dhamaaday noqosho.
Qeexid Kale: Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaxaanqax1, qaxanqax1, qaxanqixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax diirka sare laga qaaday ahaansho.
Qeexid Xigta: Laf, wax hilibkii laga guray ahaansho.
Qeexid Kale: Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: In yar oo malab-sureed ah. ld qaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Arrin la qaban doono waxyaalaha ay u baahantahay oo ku fuli doonto isku duwid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld qallacan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]