Qeexid

"Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qax oo kali ah:
  • Shacabka ayaa bilaabey iney ka qaxaan magaalada iyada oo afhayeen u hadley ururka Ahlu -sunah Waljamaca Sheekh Abdulahi Abdiraxman saxaafada u sheegey in urukiisa weli gacanta ku hayo Dhusmareeb.
  • "Deegaanka Jowle waa laga qaxay, dadkiina waxay ku dhibaateysan yihiin daafaha degmada, mana haystaan raashin, biyo iyo dhar ay dhaxanta ka galaan" ayay tiri haweeney ka mid ah dadkii degmada ka qaxay oo saxaafada la hadashay.