Qeexid

(-sas, m.l/-syo, m.dh) Laba calaamadood oo bil u eg, iskana soo horjeeda oo ereyada, hadallada iwm la dhex gesho middood. ld qows.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaws oo kali ah:
  • Inteena ay Soomaalinimada wali sharafta la leedahay, waxaan xasuusnaan doonaa waligeen in Labada shariif ay caabudaan Beesha Caalamka iyo qawsaar mahiga!
  • Qawsaarad dumariyo oday quusisaan ahay, ninkii aan qaniinana sidii gaws qadhiidh galay qarmacdaan burburiyaa.