Qeexid

"ld qowle."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qawle oo kali ah:
  • Ciidamada amniga iyo maamulka gobolka Nugaal oo ku qabtey shir jaraa'id magaalada Garowe ayaa sheegey in howlgalkaan qayb ka yahay la dagaalanka Burcad Badeedka maamulka Puntland ku haya kooxahaan ka qawleysta baddaha Somalia ku wareegsan.
  • Madaxweynaha Puntland iyo RaĆ­sal wasaraha Ethiopia ayaa kawada hadley arrimaha Somalia iyo sidii loo sii xoojin lahaa nabada gobolka iyo burcad badeedka Somaiyed ka qawleysata xeebaha dalka Somalia.