Qeexid

"Curdanka baarka geedaha ka soo baxa."

Qeexid Kale

Q. leh: qof axdi leh. 4. Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.

Qeexid Xigta

Hadal; erey.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qawl oo kali ah:
  • Qudubi: Haddee kob qawlo ah oo kadeed aanu ka madhnayn ayaa dhacanta lanuugu jiiday.
  • Wuxuu isku dayay in uu niyadiisa wanaagsan wax ugu qabto dadkiisa balse ma aysan dhicin sababtoo ah waxaa ka hor yimid qawlaysato ay ku shaqeestaan inta Soomaalida bahdisha.