Qeexid

"Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo."

Qeexid Xigta

ld qawid. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; cambaarcad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qawad oo kali ah:
  • Jamhuuriyadda Shankaroonland Republic, ayaa subax dhawayd kala tirsatay codadkii caashaqa, waxaana ku dhawaaqay muqawadka doorashada, isagoo sheegay urur waliba intuu caashaqa ka calfaday.
  • Laakiin ha qawadin, haddii doorkan ay guushu ku dhinac marto.