Qeexid

"Nafley cunto ama cabid aan helin ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax la qaybinayey cid aan wax ka helin ahaansho. ld qadsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qatan oo kali ah:
  • Sida muuqatana, wuxuu taas u arkay kaambayn miisaankiisa siyaasadeed lagu qaaday.
  • Fahmi oo ahaa nin hadal badan oo inta badan aan ka qatanaan sheekooyinka maalintaas muu hadal balse si wanaagsan ayuu ula socday sheekada isagoon mar qudha nuuxsan.