Qeexid

"Qori yar oo albaabka hoos looga xiro; handaraab."

Qeexid Kale

Q. ah: baabuur aad u duugoobay oo kala daadsan laakiin socda. 4. Nooc sixirka ka mid ah oo inta geed musmaar lagu taago isla markiiba qofka la sixraayo xanuunsada.

Qeexid Xigta

Bir xoog leh oo qoryaha iyo dhagxaantaba lagu jajebiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qataar oo kali ah:
  • Carruur yar-yar iyo haween badan ayaa la sheegay ina la qataaray, lana kaxaystay.
  • Haddaba, iyada oo caalamku marayo qarnigii 21aad oo si buuxda looga xoroobay qafaalashada iyo iibsiga dadkaba, sidee ayay uga suurogashay dal xor ah oo leh dhammaan hay’adaha ammaanka in la xado ubadka, lana qataaro haweenka oo la kaxaysto?