Qeexid

"Tirada rakcadaha salaadda oo la soo gaabsho marka safar dheer iwm lagu jiro."

Qeexid Xigta

(-iyo, m.dh) Daar weyn dhul ballaaran ku fadhida oo qaab quruxsan u dhisan. ld qasir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qasri oo kali ah:
  • Hadii ay yihiin la taliyayaal madaxwayne, waa inay hoosyimadan qasriga madaxtooyada.
  • Qayb ka mid ah Qasriga Madaxtooyada (xuquuqda sawirka Puntlandpost.