Qeexid

Caleenta geedka gobka oo shiidan oo loogu qabeysto saabuun ahaan.

Qeexid Xigta

ld qasaasilid. Mayrista cuntada qaarkeed sida bariiska iwm la mayro inta aan la karin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qasil oo kali ah:
  • Hargeysa (Haatuf): Shirkad yar oo wadaniya oo dhawaan bilaabay (Samaynta) xinaha iyo qasilka ayaa waxa soo saarkoodii u horeeyey todobaadkii ina dhaafay suuqyada soo dhigay.
  • Hargeysa (Haatuf): Shirkad yar oo wadaniya oo dhawaan bilaabay (Samaynta) xinaha iyo qasilka ayaa waxa soo saarkoodii u horeeyey todobaadkii ina dhaafay suuqyada soo dhigay.