Qeexid

"Biyo iwm wax kale ku labmid."

Qeexid Xigta

Qof xasillooni darro maskaxeed la kulantay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qasan oo kali ah:
  • Xaalada suuqa Bakaaraha ayaa qasan, iyadoo ganacsatadii suuqaas ay sheegeen inay xireen goobahooda ganacsiga ay isaga baxeen suuqa, iyadoo aan la garanayn inta uu le'eg yahay khasaaraha kala gaaray dhinacyadii hardamay.