Qeexid

"Muraad; dan."

Qeexid Xigta

Fal si ulakac ah loo sameeyo. ld qasdi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qasad oo kali ah:
  • SAHAL:Timiro, ninna howl-laan carrada uma marayee, ii dhaqasada ama waan idin ka tegaayaa.
  • Dulqaadka Hawiye maanta uu muujinayo waxaa u sal ah kaliya iyaga oo u arka in ayna u jeeda Dawladu ahayn in Hawiye lagu qasado.