Qeexid

"(-cyo, m.dh) Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qasac oo kali ah:
  • “Qolo ayaa u keentay dhawr qasacadood oo caano ah, laakiin ma jirto wax kale oo lagu caawiyey”, sidaa waxa tidhi haweenay ku sugnayd qolka cusbitaalka ee ay umusha iyo caruurteedu degan yihiin.
  • Sharciga wadanka u yaalaa ee warshadeynta ma cashuur dhaafbaa in la siiyo warshad-kasta mise waa warshadaha wadanku aad ugu baahanyahay sida kuwa hilibka qasacado ku rida, kuwa hargaha farsameeya,….iyo wixii la mid ah….mise.