Qeexid

"(-do, m.l) Dhuun dheer oo bir, caag ama wax kale ka samaysan oo biyaha iwm ay maraan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qasabad oo kali ah:
  • Waxyaabaha ugu muhiimsan ee magaalada biyaha soo gaadhsiiyaa waa laba qasabadood ee 12" ah oo qaadistootu yartahay.
  • Shaqaalaha iyo waxsoo saarka oo la isku dheeli tiro Labo Qasabadood oo 12" ah oo lagu daro biyo qaybinta Afar Barkadood oo lagu daro kuwa hada kaydiya biyaha (labo Dooxa Koonfur ka xiga oo Booster leh ama Lift pump leh iyo mid Airporka ah).