Qeexid

"Q. ah: dhar dhaqmo galay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qasaal oo kali ah:
  • Al qasaali wuxuu ka dooday kana soo horjeeday miisaankii giriigu wax ku misaami jireen (hellenistis) fikirkiisu wuxuu saamayn wayn ku yeeshay Avicenna (d.1037) qaar badan oo ka mid ah.
  • Alqasaali buugiisii The Inconsistency of the Philosophers, oo afka hooyona ka dhiganta burburkii ama kala daadashadii filosoofiyada, (Tahāfut al-Falāsifaʰ), carabigama تهافت الفلاسفة, wuxuu kaga soo horjeedsaday nyplatonismada.