Qeexid

"Wax qarax sameyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarxo oo kali ah:
  • Xiisadan Colaadeed oo ka dhalatay dhuldaaqsimeed ayaa si weyn looga cabsi qabaa in dagaal uu ka dhex qarxo labadan beelood.
  • Inta badan qoysaskii Bardaale ku dhaqnaa ayaa maanta markii Ciidamadaasi tageen halkaasi isaga barakacay iyagoo ka cabsi qaba in dagaal halkaasi uu ka qarxo haddii Alshabaab soo weeraraaan.