Qeexid

"Wax qarax ku burburin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarxi oo kali ah:
  • Nimankii weerarka geystay ugu dambeyntii way isqarxiyen.
  • Sheeekh shabaab: Inaad isku soo qarxiso cadawga Ilaah Dhibbane: Maxaan ku halayaa is qarxinta?