Qeexid

(-do, m.l) Qarsho; dhalo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaruurad oo kali ah:
  • Shacabka reer Soomaliland lama qaldi karo dadkana way kala yaqaannaan, Cawilow qof daartiisu qaruurad tahay daaraha kale ma dhagxiyo ee dhagaxa aad tuurayso iska daa!
  • Intii aan loo gudbin maxkamadda ayuu Maxamd codsaday in maxkamadda horteeda la keeno biyo ku jira qaruurad si fiican loo arki karo, nin Hindi ah, nin qabiilka Kikuuyada ah iyo nin caddaan ah.