Qeexid
Nooc kalluunka ka mid ah, kuusan oo weji foolxun leh.
Nooc kalluunka ka mid ah, kuusan oo weji foolxun leh.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Hardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Xoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Xoolo af ku maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Qarsho; dhalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaruuf1, qaruufsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld qaraw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) ld qaraw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kuleyl la'aan.
Qeexid Xigta: Q. ah: wax aan kululeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax heerkulkiisu hooseeyo noqosho.
Qeexid Xigta: Qof xasilan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Naas xoolaad cid afka ugu lisid. ld qaruuf2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -boobaa, -boobayd
Qeexid: Wax heerkulkiisu hooseeyo ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof xasilan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg qaruufsii. ld qaruufid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Murmurux ama jiirago' salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]