Qeexid
Naas xoolaad cid afka ugu lisid. ld qaruuf2.
[-iiyay, -iisay]
f.g2Naas xoolaad cid afka ugu lisid. ld qaruuf2.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: eeg qaruufsii. ld qaruufid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Xoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Xoolo af ku maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaruuf1, qaruufsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Qarsho; dhalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiay, -iisay
Qeexid: ld qarqari; qarqarsi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid wax amaah u siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah, kuusan oo weji foolxun leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qandhuufo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: ld qandhuufo2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Shanqar “qaw” ku dhalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]