Qeexid

"Q. ah: arrin, hadal iwm oo aan la oggoleyn inla maqlo ama la arko; sir."

Qeexid Xigta

Q. ah: hadal hoos la isugu sheego si dadka kale aysan u maqal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarsoodi oo kali ah:
  • Heshiiskani wuxuu ka dambeeyey ka dib markii ay dalkan Somaliland yimaadeen wefti ka socda xafiiska socdaalka ee dalka Ingiriiska oo muddo dhawr casho ah qarsoodi ku joogay caasimada Hargeysa.
  • Ma cada cida weeraradaa fulisa, balse waxa loo malaynayaa inay ka dambeeyaan dagaal-yahaniin ka tirsan ururada Al-qaacida iyo Daalibaan oo laga qaaday Xukunka Afqaanistaan, balse waxay wadaan hawlgalo qarsoodi ah oo ka dhan ah ciidamada ku sugan dalkaasi.