Qeexid

"Wax meel aan laga arki karin dhigasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarso oo kali ah:
  • Wuxuu sheegay in ay dhaarsheen dhammaan ergadii iyo ciidankii oo ay ku dhaarsheen in aan loo kala eexan lanana kasafan beelahan walaalaha ah islamarkaasna aan wax-war ah aan tabin oo ay arintu qarsoodi noqoto illaa la dhamaynayo.
  • Qodobka (40)aad ee Xeer-Hoosaadka Farqadiisa (1)aad iyo Farqada (3)aad waxaa ay leedahay sidatan: Farqada (1)aad waxaa ay leedahay A.Codbixin Qarsoodi ah.