Qeexid

"Wax la qaryey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarsan oo kali ah:
  • Madaxweyne Cigaal, ayaan isna qarsan sida ay uga go’an tahay inuu Muuse Xisbi ka mid noqdo guddigaa, kadib markii uu Golaha Wakiiladda ku soo cayntaariyay waraaq uu leeyahay waa in Muuse Xisbi sidiisa lagu ansixiyaa.
  • Maantana waa bahalo galeen indhaha laga qarsanayo.