Qeexid
Hoore yar oo weel salkiisa ku hara.
Hoore yar oo weel salkiisa ku hara.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hoore yar weel salkiisa ku harid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ul dhumuc leh, weyn oo lagu dagaallamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qarroor2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) Haruub weyn oo ka samaysan qabo ama argeeg oo caanaha lagu shubo; bantol. ld qarroog.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Socod dheeldheelli ah socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo.
Qeexid Xigta: ld qarqarrootiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed weyn oo aan qodxo lahayn oo leh sal weyn, laamo dhuudhuuban, miro la cuno iyo mayrax wanaagsan. ld qaranrro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ka baneynta hareera wax la doonayo in la jaro ama la qodo. ld qarqoorid, qooqaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax la doonayo in la jaro ama la qodo hareerahooda banneyn. ld qooqaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Aqal, biyo kor ka soo deyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Biyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhul buuraley ah.
Qeexid Xigta: Dhul jiq ah oo aan la mari karin.
Qeexid Kale: Qalqalli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qaylaggeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld manjarroorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld qaylaggee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld manjarroor2.

Qeexid Xigta: ld qarqarrooti1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]