Qeexid
Nafley qarqaryo hayso ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Nafley qarqaryo hayso ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg qarqaryeysan. ld qarqaryeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Dab qoryo badan lagu shiday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld qarqaryeysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld qarasheysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gariirid ay dhaxan ama jirro keento.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Bakoorad, jeedal iwm oo qarash lagu sameeyey ahaansho. ld qarashayeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Qarqaryo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld ibamaran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qarqaryo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Dhul wax la qardeeyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Qof qaan galay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax qaab kankoonsan leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg qarqaryoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la qaryey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld heeryeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Nafley ay qandho hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax heeryo la saaray ahaansho. ld reeryeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]