Qeexid

"Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarqar oo kali ah:
  • Haddii aad doonayso in aad sida gorayada madaxa aasato saxaafadda waxa ku waajib ah in ay dadka tusto in qarqarka dambe uuni ku muuqdo oo uu maduxu ku aasan yahay.
  • Haddii aad doonayso in aad sida gorayada madaxa aasato saxaafadda waxa ku waajib ah in ay dadka tusto in qarqarka dambe uuni ku muuqdo oo uu maduxu ku aasan yahay.