Qeexid

(-oomo, m.l) Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaroon oo kali ah:
  • “Markuu waagu beryo,” ayay Hooyo Filsan tiri, “waxa uu daanyeerku isugu dardaarmaa, ‘Quwaax heshaa, qaroon heshaa, hala qaraabsado.’
  • “Markuu waagu beryo,” ayay Hooyo Filsan tiri, “waxa uu daanyeerku isugu dardaarmaa, ‘Quwaax heshaa, qaroon heshaa, hala qaraabsado.’