Qeexid

Wax toosan qalloocin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaroof oo kali ah:
  • “Wiiha-wiihooy belayn weedh qubay oo kaag wii-sii”ayaa riyaha loogu heesaa, sidoo kale waxa loogu heesaa “Qaroofeey orgigu meel qadhoon li’yo quwaax kugu leged”.
  • - Qaroofeey Orgigu meel qadhoonliyo quwaax kugu leged. 4- Geesalooleey geeska oo qoyey gawraceediyo geeri kaga darran. 5-Gadh nin goboleey geesa warranleey ninka gada iyo geel jiraa neceb.