Qeexid

"ld qiro1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaro oo kali ah:
  • “Markuu waagu beryo,” ayay Hooyo Filsan tiri, “waxa uu daanyeerku isugu dardaarmaa, ‘Quwaax heshaa, qaroon heshaa, hala qaraabsado.’
  • Qaybtani waa dareere aad u kulul oo leh qiyaastii qaro (thick) dhan 2,266 km (1,408 mi) taas oo kooban birta Aayron iyo Nikel.