Qeexid

(-do, m.l) (baay.) U jajabnaan dabiici ah oo loogu dhaqmo si gaar ah, taas oo aan koritaankeeda, uga baahnayn barasho waayo aragnimo gaar ah leh. Sidaa darteed waa aqoon dhalasho oo dabeeci ah. ld inistinkt.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qariisad oo kali ah:
  • Si nadiif ah gegada ciyaaraha uga bax oo alamiinto kale u soo qaado, haddii alla yidhaahdo tartamada dambe oo la xiisayn doono haddii damacaaga qariisadeed ee loolan ee waqtigani u muuqdo Xisbi wadani ahaa oo wanaag u socday oo laga wanaagsanaaday.
  • Ha la yaabin, fidnada waan jecelahay, xaqana waan nacebnahay, raxmadda Ilaahayna waan ka cararaa, haddana dhib male oo waa qariisad Eebbe inagu abuuray.