Qeexid

"(-byo, m.dh) Q. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qariib oo kali ah:
  • Sidaa darteed 90% dadka reer Somaliland waxa la aaminsan yahay inay aqoon iyo ra’yi ka haysan doorashada iyo camalkeeda, taasina waxay marag u tahay inay nidaamkan iyo dadku qariib isku yihiin.
  • Dabcan Jabuuti igumay cusbayn oo dhawr jeer oo hore ayaan safaro kala duwan ku tagay, sidaas darteed qariib kumaan noqon, waxaanan ku degay oo uu Taxi-gii I geeyay hoteelka caanka ah ee Plienciel Hotel, oo ku yaala deegaan ishaada soo jiidanaya.