Qeexid
Qare aan la cunin oo duur ka baxa. ld qaredameer.
Qare aan la cunin oo duur ka baxa. ld qaredameer.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Siil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh.
Qeexid Xigta: Miraha geedka qaraha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyey, -raysay
Qeexid: Qar u yeelid (weel).
Qeexid Xigta: ld qiree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto.
Qeexid Xigta: Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: U q.: gar yaqaan cid u doodid.
Qeexid Xigta: U q.: cid u danaanin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qareduur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Dhul buuraley ah qardajeexid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Buur dheer oo dhagax ah; cal.
Qeexid Xigta: Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
Qeexid Kale: Gow (bohol, ceel, webi); daan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qareen2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid xigto ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qareen ahaansho.
Qeexid Xigta: Qaraabo, sokeeye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qareenso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]