Qeexid

"Miro aan weli bislaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qardho oo kali ah:
  • Qardho: Gacan ku dhiigle lagu qisaasay magaalada Qardho.
  • Waftiga Madaxwayne Faroole ayaa lagu wadaan in ay uga sii gudbaan Magaalada Qardho ee xarrunta Gobalka Karkaar Magaalada Ganacsiga Puntland ee Boosaaso oo ay maalimihii ugu dameeyey ka dhacayey dilal iyo falal amni xumo ah.