Qeexid

"Socod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qardajeex oo kali ah:
  • Isagoo braahin qardajeexii ku jira ayuu ka hadlay miisaanka maansada waxaanu yidhi: Weydiintuse waxay tahay miisaankaasi in la barto waxtarka ku jiraa waa maxay?
  • Kooxaha la dagaalamaya dowlada ayaa tageero dad iyo mid hubba ka heliyay goobaha laga qabsadey madaama ay gurmadkooda ka imaanayey wadooyin qardajeex ah oo dhinaca xeebta ka soo gala Woqooyiga Muqdisho.