Qeexid

"Shanqar xoog leh oo ka dhalata walxaha marka ay kulayl dareemaan ama wax kale saameeyaan."

Qeexid Kale

Q. ah: dhul oomane ah oo aan biyo lahayn. 4. Q. ah: hadal aan murti ku dheehnayn.

Qeexid Xigta

Q. ah: cunto aan iidaan lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarax oo kali ah:
  • Cidammo ka tirsan dowladda KMG ah ayaa qaraxa kadib joojiyay isku socodka gaadiidka guud ahaan jidadka soo gala isgoyska KM-4 oo ah mid aad u mashquul badan, iyadoo goobta uu qaraxu ka dhacay uu ka muuqdo burburka gaarigii qarxay.
  • Sidoo kale in ka badan 10-ruux ayay dhaawacyo kala duwan ka gaareen qaraxyadan, waxaana dadka dhintay ka mid ahaa laba haween ah oo ganacsi ku haystay suuqa Baydhabo.