Qeexid

"Hadal iyadoo la hurdo lagu hadlo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaraw oo kali ah:
  • Haddaba i dhageyso, ikhwaaniiy waxaa i dilay qaraw iyo walaac hurdada ii diiday oo habeen walba waxaan ku riyoodaa hooyooyin aan caruurtooda ka dilay ama ka curyaamiyay oo i habaaraya oo ii dhaaranaya—oo Rabbul Kacbah igu dacweynaya.
  • Inkasta oo jawaabaha su’aalahani yihiin, qaar ka qaraweyn in lagu faaqido qormadan yar, haddana bal aan si kooban qalinka u dul-saaro.