Qeexid

"(-ryo, m.dh) (c.nafl.) Jeex jeex ku dhaca maqaarka gaar ahaan afka qarkiisa ama meelo kale oo dhaqaaq badan leh ee jirka. Jeex jeexyada ku yaal afka iyo sanka caruurta ku dhalata waraabowga waxay marka noqdaan qararyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarar oo kali ah:
  • Qararka qabyada ah, ayaa wuxuu walwal culus ka muujiyay xaaladda bini'adaminimada Somaliya, oo uu ku tilmaamay mid sii xumaanaysa, waxaana uu qaraarku xusay in ay u taagan tahay halis ku aadan nabadda caalanka iyo ammaanka gobolka.
  • Qararkan oo dhamaan xubnaha golaha amaanka isku raaceen ayaa xoghayaha QM looga dalbadey in dar-dar la galiyo sidii xal siyasaded looga gaari lahaa dhibaatada Somalia.